Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
doqonow
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Doqon noqosho.
Is-rogga falkan
-oobay, -owday; -oobi
Ereyo kale oo u soo dhow
1: doqon
Magac lab
2: doqondiidsii
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: doqondiidsiin
Magac faleed dheddig
4: doqonniimo
Magac dheddig
5: doqonnimo
Magac dheddig
6: doqonoobid
Magac faleed dheddig
7: doqosh
Magac lab