buuxdhaaf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
buuxdhaaf1
Magac lab1
Wax muggooda, inta dheeraadka ku ah.
2
la midka ah (ld):
buuxdhaafid
buuxdhaaf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax muggooda in ka badan lagu shubay noqosho.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-fay, -ftay