geddoon
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
geddoon1
Magac labla midka ah (ld):
geddoomid
geddoon2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax dhinac u dhicid.
2
Muruqyo, xanuun, caro iwm awgeed isbeddelid (qof).
3
Dib u noqosho (wax). ld gaddoon².
Is-rogga falkan
-oomay, -oontay; -oomi