Qaamuusle LogoQaamuusle

gedgeddoon

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gedgeddoon1
Magac lab
Isrogrogidda wax hadba dhinac isu rogaan. ld gedgeddoomid.
gedgeddoon2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax hadba dhinac u rogmay noqosho. ld gadgaddoon².
Is-rogga falkan

-oomay, -oontay; -oomi