Qaamuusle LogoQaamuusle

gedef

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gedef1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
gadaf²
2
Maro yar oo uu madaxa ku xirto ugaarsaduhu.
gedef2
Magac dheddig
Xaad dhaadheer oo ka baxda gacmaha dadka.
Wadarta Magacan

-fo, m.dh

gedef3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
la midka ah (ld):
gadaf²
Is-rogga falkan

-dfay, -daftay