Qaamuusle LogoQaamuusle

haylaan

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

haylaan1
Magac lab
1
Shuban aan la celin karin.
2
la midka ah (ld):
haylaamid
haylaan2
Magac dheddig
1
la midka ah (ld):
hąyl¹
2
Faraqyada maryaha.
Wadarta Magacan

-aamo, m.l

haylaan3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax shuban isku habeediyey noqosho.
Is-rogga falkan

-aamay, -aantay; -aami