Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
hayraf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hayraf
1
Magac lab
Qubashada uu dhiig ka qubto meel la saray.
hayraf
2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Meel la saray dhiig ka qubasho.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: hay
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
2: hay'ad
Magac faleed dheddig
3: hayaami
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: hayaamid
Magac faleed dheddig
5: hayaamin
Magac faleed dheddig
6: hayaamiso
Magac dheddig
7: hayaan
Magac lab
8: hayaay
Magac dheddig