Qaamuusle LogoQaamuusle

geyr

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

geyr1
Magac lab
Qaybta baabuurta iwm u qaabilsan isbeddelka dhaqdhaqaaqa iyo xawliga; marsho.
geyr2
Magac dheddig
Caro badan.