Qaamuusle LogoQaamuusle

ąammin

4 Qaab ayuu ereygan leeyahay

ąammin1
Magac lab
1
Aan dhagar iyo laqdabo aqoon; daacad; lillaahi (qof).
2
Nabad ah; aan cabsi lahayn (meel).
ammin2
Magac lab ama dheddig
Goor; waqti. ld immin.
ąammin3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Cid kalsooni ku qabid.
2
Ku ąa.: cid si kalsooni leh wax ugu dhiibasho.
Is-rogga falkan

-nay, -ntay

ammin4
Magac lab ama dheddigNaxwe
Qaab faleedyo gaar ah oo waafaqsan amminka falka la sameeynayo sida “timaaddo”, “tagto” iyo “joogto” iyadoo laga ambaqaadayo waqtiga la soo saarayo hawraarta.