Qaamuusle LogoQaamuusle

geyre

Magac lab
1
Dabeyl qabow oo soo dhacda galabnimada xilliga xagaaga.
2
Neecaw udgoon, muddo yar socota, oo galab-nimada wakhtiga kulaylaha ka timaadda xagga badda.