Qof wax kasta oo loola yimaaddo aan hadal ka keenin.
Wadarta Magacan
-layaal, m.l/dh
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Hayeeshaala-ha)
Qofka wax kasta oo cid ka sarraysaa farto ama ka doonto, aan diidin ama hadal ka soo celine yeela oo haye yiraahda; midiidin aan sharaf lahayn; haaheeyarraac.