jaanqaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jaanqaad1
Magac lab1
Qaadidda tallaabada shanqarta ka yeerta (qof kabo qaba).
2
Saanqaad; socod.
3
la midka ah (ld):
jaanqaadid
jaanqaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Qaadista tallaabada, shanqar ka yeersiin (qof kabo qaba).
2
Saanqaadid; socosho.
Is-rogga falkan
-day, -dday