Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
duceyso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Eebbe khayr weyddiisasho.
2
Ka d.: cid duco ka kasbasho.
Is-rogga falkan
-stay, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ducaqabe
Magac lab
2: ducasho
Magac dheddig
3: ducee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
4: duceyn
Magac faleed dheddig
5: duceysad
Magac lab
6: duceysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: duceysasho
Magac faleed dheddig
8: duceysi
Magac lab