laqmo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
laqmo1
Magac lab1
Rabsho badan (qof dhallinyar).
2
Dhallinyaro ahaan ku dhimasho.
laqmo2
Fal magudbe, isrogrogga 3aadQof da' yaraan ku dhimasho.
Is-rogga falkan
-maday, -matay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-maday, -matay