laqan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
laqan1
Magac lab1
Nin dhalinyaro ah oo qas badan.
2
Geerida ku timaad qof dhalinyaro ah.
3
Shaah ama kafee lagu daray cabbitaan kale oo adag.
laqan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Nin dhalinyaro ah oo qas badan noqosho.
2
Da' yaraan ku dhimasho.
Is-rogga falkan
-qmay, -qantay; -qmi