Qaamuusle LogoQaamuusle

dulkahoor

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dulkahoor1
Magac dheddig
Daruur qof korkiisa curatay oo da'day.
dulkahoor2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Daruur qof dushiisa ku di'id.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay