Qaamuusle LogoQaamuusle

dulsaaran

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dulsaaran1
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Lacag la amaahday faa'iido ku korortay noqosho.
Is-rogga falkan

-rmay, -rantay; -rmi

dulsaaran2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Ood weyn oo godaha laga keymamiyo ahaansho.
Is-rogga falkan

-rnaa, -rnayd