dumaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dumaal1
Magac dheddig1
Naag laga dhintay oo nin qaraabo la ahaa ninkeedi hore guursado.
2
Roob yar; shuux.
dumaal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadNaag nin qaraabo ahi ka dhintay guursasho.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay