Qaamuusle LogoQaamuusle

dumaashi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dumaashi1
Magac lab
Nin naagta uu qabo walaasheed wax uu u yahay.
Wadarta Magacan

-iyaal, m.l/dh

dumaashi2
Magac dheddig
Qof dumar ah, waxa ay u tahay ninka walaasheed qaba.
Wadarta Magacan

-iyaal, m.l/dh