Qaamuusle LogoQaamuusle

duman

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

duman1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Isu d.: wax isu ururay noqosho (dad ama xoolo).
Is-rogga falkan

-ummay, -umantay; -unmi

duman2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax la isu ururiyay ahaansho (dad ama xoolo).
Is-rogga falkan

-mnaa, -mnayd