Qaamuusle LogoQaamuusle

durdur

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

durdur1
Magac lab
1
Tog yar oo leh biyo joogto ahaan u qulqula oo aan go'in.
2
D. ah: Biyo si joogto ah u qulqulaya oo aan go'ayn.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh

durdur2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Biyo si joogto ah oo aan kala go' lahayn u socosho.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay