Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dur
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax caarad dhuuban cid ku mudid.
2
Cid dawo cirbad ku siin.
3
Marag, dood, iwm. iin u yeelid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: duraab
Magac dheddig
2: duraabid
Magac faleed dheddig
3: duray
Magac lab
4: durba
Magac dheddig Falkaabe
5: durbaan
Magac lab
6: durbaansan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: durbaansanaan
Magac faleed dheddig
8: durbaansanaansho
Magac lab ama dheddig