Qaamuusle LogoQaamuusle

labajibbaar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

labajibbaar1
Magac lab
1
Tiro, tiro la eg lagu dhuftay.
2
Isku laabidda xarig laba jeer laysku laabo.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh

labajibbaar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Tiro, tiro la eg ku dhufasho.
2
Xarig laba jeer isku laabid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay