Qaamuusle LogoQaamuusle

laballaab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

laballaab1
Magac lab
1
L. ah: tiro lagu daray tiro la eg.
2
Wax lagu xoojiyay wax la mid ah. ld laballaabid, labanlaab¹.
laballaab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Tiro, tiro la eg ku darid.
2
Wax, wax la mid ah ku xoojin. ld labanlaab².
Is-rogga falkan

-bay, -btay