labashub
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
labashub1
Magac lab1
la midka ah (ld):
labashubid
Ka soo saaridda laba qof ay si darandoori ah ceel biyo uga soo saaraan
2
L. ah: ceel biyo badan, gaaban oo laba qof ay shubi karaan.
labashub2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadLaba qof ceel biyo kaga soo saarid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay