ficiltan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ficiltan1
Magac lab1
Dareen tartan xin lihi ku jiro oo cid ku dhaca ama muujiso.
2
la midka ah (ld):
ficiltamid
ficiltan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadU f.: tartan dareen xin lihi ku jiro ku kicid ama muujin.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami