Qaamuusle LogoQaamuusle

laballis

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

laballis1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
laballisid
Lisidda neef irmaan laba qof mar wada lisaan
2
L. ah: caano laba caanamaal oo laysku daray ah.
laballis2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Laba qof si xoog iyo dhaqso leh neef irmaan u lisid.
Is-rogga falkan

-say, -stay