Qaamuusle LogoQaamuusle

durduur

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

durduur1
Magac dheddig
1
Rakaad.
2
Ladaab.
3
Biyo la siiyo neef hore u cabbay.
durduur2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Xoolo hore u cabbay biyo ay ku noq-noqdaan siin.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay