Qaamuusle LogoQaamuusle

durraamo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

durraamo1
Magac dheddig khabar
D. ah: neef in lagu allebaryo loogu talaggalay.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l

durraamo2
Fal gudbe ama laba-gudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Ilaah baryid.
2
(f.g/lg) Ka d./d.: wax weyddiisasho saraadii ku jirto; yu'asho; dhaawasho.
Is-rogga falkan

-aantay, -aamatay