sado
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
sado1
Magac dheddigCanshuur la siiyo boqorrada. ld sedo.
sąado2
Magac dheddig khabarS. ah: dad sharaf leh.
sąado3
Fal magudbe, isrogrogga 3aadQof jid dheer maraya cunto caloosha ka buux-sasho.
Is-rogga falkan
-aaday, -aadatay