godob
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
godob1
Magac labMeel weyn oo godan oo dhinacyada ay ka xigaan duullayaal iyo taagag oo caws iyo geeda faalala ay ka baxaan oo jiilaalka la daaqo.
Wadarta Magacan
-bo, m.l/dh
godob2
Magac dheddigXadgudub qof lagu sameeyo oo aan laga xaalmarin oo reeba utun iyo qaan.