Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qaranful
Magac lab
Miro yaryar, madmadow, dhuudhuuban oo madax kuuskuusan leh oo shaaha lagu udgiyo. ld qorofol, qoronful.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qar
Magac lab
2: qar-iskatuur
Magac lab
3: qar-iskatuurnimo
Magac dheddig
4: qar-iskaxoor
Magac lab
5: qar-iskaxoornimo
Magac dheddig
6: qaraab
Magac lab urur
7: qaraabaggoo
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
8: qaraabaggooyn
Magac faleed dheddig