godin
Magac dheddig
1
la midka ah (ld):
godimmo, gudimmo, gudin
Qalab bir ah oo faaska ka yar oo leh daab gaaban oo qori ah oo geedaha lagu jaro
2
Xiddigaha raqaha loo yaqaan kuwa ugu horreeya.
3
la midka ah (ld):
godan¹
Wadarta Magacan
-dmo, ml.
-dmo, ml.