godan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
godan1
Magac dheddig1
Xiidmaha yar yar meesha qalloocan ee ay ka lowdaan.
2
la midka ah (ld):
godin
Magac falag
godan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la godey ahaansho.
Is-rogga falkan
-dnaa, -dnayd
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-dnaa, -dnayd