Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
duudso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Ilmo duud ku xambaarasho.
2
Biyo yar oo weel salkiisa ku jira ka shubasho.
Is-rogga falkan
-saday, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: duub
Magac lab
2: duuban
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
3: duubashi
Magac dheddig
4: duubasho
Magac faleed dheddig
5: duubcad
Magac dheddig
6: duubduub
Magac lab
7: duubduuban
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
8: duubduubid
Magac dheddig