eedbax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
eedbax1
Magac lab khabarE. ah: wax uu isku daafaco qof eed lo haysto.
eedbax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCid eed loo haystay iska daaficid.
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -bixi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-xay, -xday; -bixi