Qaamuusle LogoQaamuusle

ekee

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
1
Xolo meel ku caashaqid. 2.(f.g) Labo wax ama ka badan wax isle'eg ka dhigid.
2
(f.mg) Ku e.: wax meel ku joojin.
3
(f.mg) Isu e.: wax qaabkiisa isu yeelid.
Is-rogga falkan

-keeyay, -kaysay