Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
erey dareen
Magac lab
Naxwe
Cod muujinaya hadlaha shucuurtiisa sida yaab, naxdin farxad iwm.
Tusaale
“Ba'a!”
“Alla hayow!”
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ered
Magac lab
2: ereg
Magac dheddig
3: erey
Magac lab
4: ereybixi
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
5: ereybixin
Magac faleed dheddig
6: ereyfur
Magac lab