yawyab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
yawyab1
Magac lab1
Baryo foolxun oo qof baryayo laga aamusi waayo oo faraqa lagu dhego.
2
Buuq carruur.
yawyab2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Ku y.: si aad ah cid wax uga baryid.
2
Ku y.: nafley buuq samayn.
Is-rogga falkan
-bay, -btay