hawir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hawir1
Magac lab1
Gelinta wax khatar la geliyo.
2
Dhibaato weyn oo wax loo gaysto.
3
la midka ah (ld):
hawirid
hawir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax halis gelin.
2
Wax dhibaato weyn u geysasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay