Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ergiso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
Xoolo alaab iwm ereg u dhiibasho ama u qaadasho.
Is-rogga falkan
-stay, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ergan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
2: erganaan
Magac faleed dheddig
3: erganaansho
Magac lab ama dheddig
4: ergasho
Magac faleed dheddig
5: ergee
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
6: ergey
Magac lab
7: ergeyn
Magac faleed dheddig
8: ergeysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad