kiilo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kiilo1
Magac dheddigKun garaam culayskood; kiilogaraam.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
kiilo2
Fal gudbe, isrogrogga 3aad1
Wax cabbirasho; miisaamid.
2
Ciyaar turub bilaabasho.
Is-rogga falkan
-iishay, -iilatay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ooyin, m.l
-iishay, -iilatay