baraar
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
baraar1
Magac lab1
Naylo waaweyn oo aan dhibaato mudanayn haddii naaska hooyada ay waayaan.
2
Meesha markabka loogu xiro borosinka.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
baraar2
Magac dheddigNeef lo' ah oo leh geeso labada dhinac u kala rogan; sheexo.
baraar3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadBarwaaqo, caafimaad iyo nabadgelyo ku noolaan.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay