Qaamuusle LogoQaamuusle

faaf

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

faaf1
Magac lab
1
Meesha wabiyadu iyo daadadku ku fatahaan.
2
la midka ah (ld):
faafid
faaf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Biyo, cudur, war iwm meel ku baahid. ld faah², faax².
Is-rogga falkan

-fay, -ftay