faalal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
faalal1
Magac lab1
Agagaar, hareer.
2
Socod aan meel lagu tegin.
3
la midka ah (ld):
faalalid
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
faalal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Dhul ku kor faafid.
2
Lugabaxsi meel aan fogeyn ku tegid.
Is-rogga falkan
-alay, -ashay