faas
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
faas1
Magac labQalab bir ah oo godinta u eg oo loo isticmaalo geeda gooynta. ld faash¹.
Wadarta Magacan
-sas, m.l
faas2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadFaas wax ku goyn. ld faash².
Is-rogga falkan
-say, -stay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-sas, m.l
-say, -stay