Qiimagoo lagaga deyanayo gataha u horeeya waxa uu bixiyo.
2
Hanti yar oo xoolo gooyo ahaan qof loo siyo.
3
Waxtar horaadka laga helo shay kharaj ku baxay.
4
Cadad waaweyn oo wax loo googooyo. ld fadgoo.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Fadgooya-da)
(qaanuun) hab, wax ama neef aan hor qiime u lahayn, qiime loogu yeelo, iyadoo laga qiyaas qaadanayo, wax u eg ama neef u eg oo hor qiimihiisa loo yiqiin; qiyaas.