Qaamuusle LogoQaamuusle

fansaar tirigonometari

Magac dheddigXisaab
Fansaarro leh qiime maangal sida sin(x), cos(x) iyo tan(x) ee laga helo dheehashada qaar ka mid ah saamiyada dhinacyada saddex-xagal qumman.
Wadarta Magacan

-rro ..., m.l