farabbar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
farabbar1
Magac lab1
Carbin, agabar.
2
la midka ah (ld):
farabbarid
farabbar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadNeef ugub oo curtay maalis oggolaysiin.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay