farabbax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
farabbax1
Magac lab khabarF. ah: qof asluub xun, madax adag oo laga quustay. ld farakabbax, farakalabbax (1).
farabbax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof wax laga quustay oo aan la saxi karin noqosho.
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -bixi